Author: Lakiman

1 675 676 677 678 679 1,487 8124 / 17842 POSTS
Puntland oo dib u fasaxday ka ganacsiga iyo keenista Qaadka

Puntland oo dib u fasaxday ka ganacsiga iyo keenista Qaadka

Qoraal ka soo baxay Puntland ayaa caawa lagu sheegay in beri laga bilaabo ay Puntland fasaxday ka ganacsiga qaadka,maadama horey Puntland u mamnuucday [...]
Bosaaso oo laga furay xarunta Maareynta iyo daryeelka Covid-19 (Daawo)

Bosaaso oo laga furay xarunta Maareynta iyo daryeelka Covid-19 (Daawo)

Waxaa maanta magaalada Bosaaso laga furay Xarunta maaraynta iyo daryeelka covid-19 oo loogu talagalay in lagu hayo ama lagu daryeelo dadka uu haleelo [...]
Taarikh Nololeedki AUN Guddoomiyihii gobalka Mudug Axmed Muuse (dhegayso)

Taarikh Nololeedki AUN Guddoomiyihii gobalka Mudug Axmed Muuse (dhegayso)

Farxaan Cali Xaad oo horay u soo noqday gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee gobolka Mudug sidoo kalana ahaa agaasimihii guud ee wasaarada Kaluumaysiga da [...]
AUN Guddoomiyihi Gobalka Mudug Axmed Muuse Nur oo galabta la Aasay (Daawo)

AUN Guddoomiyihi Gobalka Mudug Axmed Muuse Nur oo galabta la Aasay (Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Oo ka qayb-galka aas-Qaran oo loo sameeyay Gudoomiyihii Gobolka Mudug Axme [...]
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Puntland an laga taageerin la dagaalanka Aragagixisada (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Puntland an laga taageerin la dagaalanka Aragagixisada (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, Qorsheeyaasha dhinaca Amniga ee socda, wux [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabu [...]
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo yeeshay kulan wadajir ah

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo yeeshay kulan wadajir ah

Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa shir-gudoomiyay kulan saddex geesood ah oo ku qabsoomay qaabka muqaal-shireedka [...]
Warka Caweysin,  Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamuud Cabdi Ibraahin oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso . [...]
Wararkii ugu dambeyeey ee Covid-19 ee Somaaliya

Wararkii ugu dambeyeey ee Covid-19 ee Somaaliya

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 64 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 qofoo [...]
Duqa degmadda Badhan oo ka hadlay robaab dabaylo wata oo gobalka ka da’ay (dhegayso)

Duqa degmadda Badhan oo ka hadlay robaab dabaylo wata oo gobalka ka da’ay (dhegayso)

Duqa dagmada Baran Axmed Maxamed Timir oo la hadlay Radio daljir ayaa ka warbixiyay robab dabayla wata oo ka da'ay dagmada kuwaas oo geystay khasaare [...]
1 675 676 677 678 679 1,487 8124 / 17842 POSTS