Duqa degmadda Badhan oo ka hadlay robaab dabaylo wata oo gobalka ka da’ay (dhegayso)

Duqa dagmada Baran Axmed Maxamed Timir oo la hadlay Radio daljir ayaa ka warbixiyay robab dabayla wata oo ka da’ay dagmada kuwaas oo geystay khasaare baxad leh.

wuxu sheegay in robaabka ka da’ay Badhan uu ahaa mid dabaylo xoogan wata,isla markaana uu jiro khasaare ka dhashay.

Zeinab Abdinor Mahamed ayuu u waramay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com