Author: Lakiman

1 674 675 676 677 678 1,486 8112 / 17826 POSTS
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Puntland an laga taageerin la dagaalanka Aragagixisada (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Puntland an laga taageerin la dagaalanka Aragagixisada (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, Qorsheeyaasha dhinaca Amniga ee socda, wux [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabu [...]
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo yeeshay kulan wadajir ah

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo yeeshay kulan wadajir ah

Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa shir-gudoomiyay kulan saddex geesood ah oo ku qabsoomay qaabka muqaal-shireedka [...]
Warka Caweysin,  Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamuud Cabdi Ibraahin oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso . [...]
Wararkii ugu dambeyeey ee Covid-19 ee Somaaliya

Wararkii ugu dambeyeey ee Covid-19 ee Somaaliya

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 64 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 qofoo [...]
Duqa degmadda Badhan oo ka hadlay robaab dabaylo wata oo gobalka ka da’ay (dhegayso)

Duqa degmadda Badhan oo ka hadlay robaab dabaylo wata oo gobalka ka da’ay (dhegayso)

Duqa dagmada Baran Axmed Maxamed Timir oo la hadlay Radio daljir ayaa ka warbixiyay robab dabayla wata oo ka da'ay dagmada kuwaas oo geystay khasaare [...]
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Qaraxi Gaalkacyo ka dhacay

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Qaraxi Gaalkacyo ka dhacay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya macagaca Dowladda iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geer [...]
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faad [...]
faahfaahin: Qarax ismidaamin ah oo lagu dilay guddoomiyihi gobalka Mudug ee Puntland

faahfaahin: Qarax ismidaamin ah oo lagu dilay guddoomiyihi gobalka Mudug ee Puntland

Faahfaafin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qarax ismidaamin ah oo maanta ka dhacay Waqooyiga Magaaladda Gaalkacyo,kaas oo dhaliyeey khasaare dhimasho ah [...]
Qarax ka dhacay Gaalkacyo!

Qarax ka dhacay Gaalkacyo!

Magaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug dhinaca Puntland qarax ayaa ka dhacay inkasto faahfaahin rasmi ah an laga hayn hadana wuxu u muqda qarax [...]
1 674 675 676 677 678 1,486 8112 / 17826 POSTS