faahfaahin: Qarax ismidaamin ah oo lagu dilay guddoomiyihi gobalka Mudug ee Puntland

faahfaahin: Qarax ismidaamin ah oo lagu dilay guddoomiyihi gobalka Mudug ee Puntland

Faahfaafin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qarax ismidaamin ah oo maanta ka dhacay Waqooyiga Magaaladda Gaalkacyo,kaas oo dhaliyeey khasaare dhimasho ah.

Qaraxa ayaa lala beegsaday Xarunta gobalka oo uu ku sugnaa Guddoomiyaha gobalka Mudug AUN Axmed Muuse Nuuryare oo iyado sido kale ay ku geeriyooden sadex kamid ah ilaaladiisa.

Qaraxa ayaa u muqday mid weyn oo dhamaanba laga maqlayeey Gudaha Magaaladda Gaalkacyo,waxaana la filayaa saacadaha soo socda inay dowladda Puntland war ka soo saarto qaraxaas.

Wariyaal ka tirsan Daljir ayaa ku sugan Goobta uu qaraxa ka dhacay,waxaana idin soo gudbin doona warar dheraad ah oo la xiriira habka uu qaraxa u dhacay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com