Author: Lakiman

1 1,484 1,485 1,486 1,487 17832 / 17835 POSTS
Alshabaab oo ku Dilay Magaaladda Laamu Sarkaal Kenyan ah

Alshabaab oo ku Dilay Magaaladda Laamu Sarkaal Kenyan ah

Askari katirsan Laamaha Amaanka dalka kenya ayaa lagu dilay Magaalladda Laamu ee dalka kenya ,kadib markii ay miino la kacday gaari uu lasocday ,isaga [...]
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo La Kulmay Danjiraha Denmark U Fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo La Kulmay Danjiraha Denmark U Fadhiya Soomaaliya

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan la qaatay danjiraha dawladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Mss Mette Knudsen, kulankani ayaa labada dh [...]
Wacaal Daray ah: Qarax Gaari oo ka Dhacay Muqdisho

Wacaal Daray ah: Qarax Gaari oo ka Dhacay Muqdisho

Wararka deg deg ah ee kusoo dhacaya warqabadka Daljir.com ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buxiyeey waxyaabaha qarxa uu kadhacay m [...]
Koox Samafalayal ah oo lagu Afduubtay Duleedka Magaalada Baydhabo

Koox Samafalayal ah oo lagu Afduubtay Duleedka Magaalada Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in kooxo la rumaysanyahay in alshabaab ay yihiin ay weraaren koox samafala [...]
Guddoomiyaha dhalliyaro ku hawllan dhiraynta Garowe oo Daljir u warramay (Dhegayso)

Guddoomiyaha dhalliyaro ku hawllan dhiraynta Garowe oo Daljir u warramay (Dhegayso)

Ibraahim Muuse Dahraan “Wadani” oo ah guddoomiayaha dhalliyaro ku hawllan dhiraynta magaalada Garowe ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir wuxuu kaga ha [...]
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay furitaanka imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada PL (Cod+sawirro)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay furitaanka imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada PL (Cod+sawirro)

Axmed Cali Xaashi Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo maanta ka qaybgalay xaflad la xiriirtay furitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada PL ay [...]
Hawlgal ka dhan ah ciidamo gadooday oo ka bilowday dalka Ivory Coast

Hawlgal ka dhan ah ciidamo gadooday oo ka bilowday dalka Ivory Coast

Dowladda Ivory Coast ayaa bilowday hawlgal ka dhan ah ciidammo gadoodsan oo 3dii cisho oo lasoo dhaafay dibadbaxyo ka dhigayey dalkaas, sida lagu shee [...]
Puntland oo Guddi u Saartay Gargaarka Naqraacayaasha Gobolada Bari iyo Karkaar

Puntland oo Guddi u Saartay Gargaarka Naqraacayaasha Gobolada Bari iyo Karkaar

Magaalada Garowe waxaa maaanta Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Cabdixakin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ka daahfuray shir looga hadlayo sidii deeganadoo [...]
3 Burcadbadeed Soomaaliyeed iyo Hubkoodii oo Shiinuhu Bossaso Keenay

3 Burcadbadeed Soomaaliyeed iyo Hubkoodii oo Shiinuhu Bossaso Keenay

Dowladda Puntland ayaa maanta lagu soo wareejiyay 3 nin oo burcadbadeed Soomaaliyeed ah iyo hubkoodii, waxaana soo wareejiyey ciidamada Shiinaha ee la [...]
Shil Khasaare Geeystay oo ka Dhacay Duleedka Garoowe

Shil Khasaare Geeystay oo ka Dhacay Duleedka Garoowe

Garoowe - Shil gaari oo sababay dhimashada 4 ruux iyo dhaawaca 4 kale ayaa maanta kadhacay duleedka bari ee magaaladda Garowe ee caasimada Puntland. [...]
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Puntland HADMA oo ka Digtay Khataraha Cuduro Roobaadka

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Puntland HADMA oo ka Digtay Khataraha Cuduro Roobaadka

Garowe waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Maareeyaha hay’adda musiibooyinka Puntland ee HADMA. Cabdullaahi Cabdiraxmaan Ceerow ayaa digniin ka soo s [...]
Puntland oo Mowqif Cad Ka Qaadatay Saaciduuna Bil-xaq iyo Eng Camey oo Arrimo Badan Ka Hadlay (DHEGAYSO)

Puntland oo Mowqif Cad Ka Qaadatay Saaciduuna Bil-xaq iyo Eng Camey oo Arrimo Badan Ka Hadlay (DHEGAYSO)

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo maanta shir saxafadeed ku qabtay ayaa ku celiyeey in uu yahay xaaran Al-saadicuuna Bil-xaq,. Camey ayaa [...]
1 1,484 1,485 1,486 1,487 17832 / 17835 POSTS