Author: JD

1 301 302 303 304 305 344 3636 / 4122 POSTS
Yaab Badanaa! (dhegayso: Dhallinyaro Shabaaboow Shufta ah …)

Yaab Badanaa! (dhegayso: Dhallinyaro Shabaaboow Shufta ah …)

Yaab badanaa: Dhallinyaro shabaaboow shufta ah sheerna kala qaata           oo nin sheegaaya jirin qolana kuu sheegan           oo aan shar [...]
Wacaal Daray ah: Qarax Hadda ka Dhacay Xamar, Aagga Dekedda (dhegayso)

Wacaal Daray ah: Qarax Hadda ka Dhacay Xamar, Aagga Dekedda (dhegayso)

Xamar - Qarax gaari oo jugtiisa si xooggan looga maqlay qaar ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa ka dhacay nawaaxiga Dekada Magaalada Muqdisho [...]
Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda PSU

Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda PSU

Guddoomiyaha Baarlamanaka Puntland ayaa maanta Garoowe kaga qaybgalay xaflad ay ku qalinjabiyeen 159 arday Jaamacada PSU kuwaas oo ka qalinjabiyey 6 k [...]
Ismaaciil Cumar Geelle iyo Farmaajo, Faahfaahin Kulanka

Ismaaciil Cumar Geelle iyo Farmaajo, Faahfaahin Kulanka

Madaxweynaha dowladda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu Shalay la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Max [...]
Dareenka Shacabka Muqdisho ee Xilalka la Xayuubiyey

Dareenka Shacabka Muqdisho ee Xilalka la Xayuubiyey

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa mar qura xil-ka-qaadistii ugu balaarnneyd sameeyay kaddib markii uu shalay ku dhawaaqay xil-ka-xayuubinta 15 kamid a [...]
Xilal la Xayuubiyey

Xilal la Xayuubiyey

Maamulka   gobolka Benaadir ayaa xilkii ka qaaday  15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal c [...]
Bossaso oo Caadi ku soo Laabatay iyo Dayactir Socda

Bossaso oo Caadi ku soo Laabatay iyo Dayactir Socda

Xaaladda ammaan ee magaalada Boosaaso ayaa maanta caadi ku soo laabatay oo deggan kaddib qarax ismiidaamin ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso ka soo daadihinaya Maxa [...]
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Caawa waxaa magaalada Stockholm, Sweden ku wada ciyaari doona finaalka koobka Europa League labada kooxood ee Manchester United iyo Ajax. Cayaarta kah [...]
Qaraxa Bossaso: Waraysi Taliyaha Qaybta iyo Wararkii ugu Danbeeyey ee Ismiidaaminta

Qaraxa Bossaso: Waraysi Taliyaha Qaybta iyo Wararkii ugu Danbeeyey ee Ismiidaaminta

Bossaso - Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Bari Cabdixakiim Yuusuf Xuseen oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa sheegay 5 ruux ay ku geeriyoodeen qar [...]
Waraysi: Dooni laga Leeyahay Iiraan oo Burcadbadeed ka Afduubteen Gobolka Gardafu

Waraysi: Dooni laga Leeyahay Iiraan oo Burcadbadeed ka Afduubteen Gobolka Gardafu

Dooni laga lahaa dalka Iiraan ayaa maanta koox burcadbadeed ahi waxa ay ka afduubteen xeebta degmada Baargaal ee gobolka Gardafu. Guddoomiyaha gobo [...]
Shil Keenay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Dhexaadka Dangorayo iyo Garoowe

Shil Keenay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Dhexaadka Dangorayo iyo Garoowe

Inta la xaqiijiyay 4 ruux ayaa ku dhimatay 15 kalena waa dhaawac kaddib markii labo shil oo kala dambeyay ay ka dhaceen wadada laamiga ah ee u dhaxays [...]
1 301 302 303 304 305 344 3636 / 4122 POSTS