Dareenka Shacabka Muqdisho ee Xilalka la Xayuubiyey

Dareenka Shacabka Muqdisho ee Xilalka la Xayuubiyey

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa mar qura xil-ka-qaadistii ugu balaarnneyd sameeyay kaddib markii uu shalay ku dhawaaqay xil-ka-xayuubinta 15 kamid ah Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qaybaha kala duwan ee blshada ayaa siyaabo kala duwan u arka talaabada uu ku dhaqaaqay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed.

Qaarkood waxay u arkaan tallaabo hormar ah halka qaar kalana ay ula muuqato fudeed uu ku dhaqaaqay Gudoomiyahu.

Hadaba waa kuwan qaar kamid ah shacabka Muqdisho oo ka hadlaya dareenkooda.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com