Xilal la Xayuubiyey

Xilal la Xayuubiyey

Maamulka   gobolka Benaadir ayaa xilkii ka qaaday  15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub ah kuwaas oo bedelaya kuwii xilka laga qaaday.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane yaa ku dhawaaqay digreetada ka soobaxday xafiiska Gudoomiyaha gobolka.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com