Bossaso oo Caadi ku soo Laabatay iyo Dayactir Socda

Bossaso oo Caadi ku soo Laabatay iyo Dayactir Socda

Xaaladda ammaan ee magaalada Boosaaso ayaa maanta caadi ku soo laabatay oo deggan kaddib qarax ismiidaamin ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa waxaa ka dambeeyey nin isa soo miineeyey oo beegsaday bar kantarool ah oo ciidanka ammaanka gobolka Bari gaadiidka dadweynaha ku baarayeen.

Askari nafti hure ah ayaa horistaagay isqarxiyaha oo maaggan khasaare weyn, halkaasna ku badbaadiyey dad iyo saraakiilba.

Masawiro

  

   

   

   

  

  

  

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com