Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso ka soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Wararka ugu waaweyn ee saaka waa qaraxii Bossaso ee xalay.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • daljireey warkaagaan ka helaa daggenaansho . duco iyo ammaan baan kuusoo daldalayaa . hal doolar mooyiye wax kale wali kaama helin tel 7 386051

  • daljireey warkaagaan ka helaa daggenaansho . duco iyo ammaan baan kuusoo daldalayaa . hal doolar mooyiye wax kale wali kaama helin tel 7 386051

  • cabdiqaadir caduur 7 months

    waxan utacsideynyaa dhaman umada somaliyed gar ahan umada rer putland iyo qarabadii dadku kabexen wan leyahy Allah ha unaxaristo intii kudhimatay Iyo in tii kudhawacatay cafimad degdega alle hasiiyo