Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Caawa waxaa magaalada Stockholm, Sweden ku wada ciyaari doona finaalka koobka Europa League labada kooxood ee Manchester United iyo Ajax. Cayaarta kah

Xubintii Ciyaaraha: Mauro Icardi ma Real Madrid mise …? (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Caawa waxaa magaalada Stockholm, Sweden ku wada ciyaari doona finaalka koobka Europa League labada kooxood ee Manchester United iyo Ajax. Cayaarta kahor waxaa hal daqiiqo la xusayaa oo loo aamusi doona dhibbanayaasha qaraxii magaalada Manchester, waa sida UEFA ay shaacisay.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: