Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda PSU

Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda PSU

Guddoomiyaha Baarlamanaka Puntland ayaa maanta Garoowe kaga qaybgalay xaflad ay ku qalinjabiyeen 159 arday Jaamacada PSU kuwaas oo ka qalinjabiyey 6 kulliyadood oo kaladuwnan.

Xafladda qalinjabinta waxaa ka qaybgalay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Wasiirka waxbarashada, xildhibaano, wasiiro, iyo martisharaf kala duwan.

Maxamed Lakiman ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray.

Hoos ka dhegayso

   

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com