Author: Abdirashid Bashir

1 134 135 136 137 138 151 1632 / 1807 POSTS
Burtinle: Dugsiyo Waxbarasho oo Albaabada Loo Laabay (WARAYSI)

Burtinle: Dugsiyo Waxbarasho oo Albaabada Loo Laabay (WARAYSI)

Gudoomiyaha waxbarashada degmada Burtinle ee gobolka Nugaal Cabdul Cabdi Budeeye oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey awaamii [...]

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (DHEGAYSO)

Kulan wanaagsan kuna soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo aad maalin walba ka maqashaan xarumaha kala duwan ee Daljir marka laga [...]
Maamulka Degmada Burtinle oo Kormeeray Xarumo Caafimaad (DHEGAYSO)

Maamulka Degmada Burtinle oo Kormeeray Xarumo Caafimaad (DHEGAYSO)

Mas’uuliyiinta degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa kormeeray cusbitalka guud ee degmada Burtinle oo ay jiifaan bukaano kala duwan oo uu soo ritey [...]
Meydad Laga Helay Xeebaha Gobolka Sanaag (DHEGAYSO)

Meydad Laga Helay Xeebaha Gobolka Sanaag (DHEGAYSO)

Xeebta deegaanka Durduri oo hoostagta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag laba ruux oo mayd ah ayaa halkaasi lasoo dhigay oo ay waday dooni nooca dhee [...]
Maanka Dadweynaha iyo Magrafoonka Daljir iyo Maxamuud Fantastic (DHEGAYSO)

Maanka Dadweynaha iyo Magrafoonka Daljir iyo Maxamuud Fantastic (DHEGAYSO)

Ku soo dhowaada warbixintii Maanka dadweynaha iyo Magrafoonka Daljir oo maalin walba oo Axad ah aad ka dhegaysataan warbaahinta Daljir, Maxamuud Cabdi [...]
Caabudwaaq: Hooyo Najax Maxamed oo Dalbatay In Loo Soo Gurmado (DHEGAYSO)

Caabudwaaq: Hooyo Najax Maxamed oo Dalbatay In Loo Soo Gurmado (DHEGAYSO)

Najax Maxamed oo ah hooyo Soomaaliyeed oo kunool Magaalada Caabud-waaq kana soo barakacday abaarta  kajidha gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa Co [...]
Wasiir Juxaa,”Muqdisho Waa Inay Yeelataa Maamul Shacabku Doorteen” (DHEGAYSO)

Wasiir Juxaa,”Muqdisho Waa Inay Yeelataa Maamul Shacabku Doorteen” (DHEGAYSO)

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Magaalada Muqdisho ay yeelato must [...]
Koonfur Galbeed: Ciidamada Ammaanka oo Howlgallo Kawada Deegaanka

Koonfur Galbeed: Ciidamada Ammaanka oo Howlgallo Kawada Deegaanka

Ciidamada Gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammanka waxa ay ka wadaan degaanada maamulka Koonfur Ga [...]
Tottenham Hotspurs ayaa 4-0 ku Garaacay AFC Bournemouth (Daawo)

Tottenham Hotspurs ayaa 4-0 ku Garaacay AFC Bournemouth (Daawo)

Tottenham ayaa sii wadata qaab ciyaareedka layaabka leh ee ay ku soo jirtay waxayna White Hart Lane ku xasuuqday kooxda Bournemouth iyada oo Harry Kan [...]
Madaxweynaha Soomaaliya oo Warqadda Aqoonsiga ka Gudoomey Danjire Qin Jian

Madaxweynaha Soomaaliya oo Warqadda Aqoonsiga ka Gudoomey Danjire Qin Jian

Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqaddaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka dowladda Shiinah [...]
Madaxweynaha Puntland oo ka Qaybgalay Shir ay maanta Yesheen Madaxda DFS iyo Xubnaheeda

Madaxweynaha Puntland oo ka Qaybgalay Shir ay maanta Yesheen Madaxda DFS iyo Xubnaheeda

Madaxweynah Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirka ay yeshaan  madaxda DFS iyo Dawladdaha Xunbinta  ka ah, [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed Lakiman (DHEGAYSO)

Xulashada Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed Lakiman (DHEGAYSO)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
1 134 135 136 137 138 151 1632 / 1807 POSTS