HomeWararkaXULASHADA DALJIR

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (DHEGAYSO)

Kulan wanaagsan kuna soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo aad maalin walba ka maqashaan xarumaha kala duwan ee Daljir marka laga

Maamulka degmadda dhuusamareeb oo Amar culus kusoo rogay Gaadiidleyda
Beeraleyda Timirta Puntland iyo Warbixinada Radio Daljir (sawiro)
Dowladda Ingiriiska oo Kenya ka caawineysa la dagaalanka Al-Shabaab

Kulan wanaagsan kuna soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo aad maalin walba ka maqashaan xarumaha kala duwan ee Daljir marka laga reebo Jimcaha, waxaana magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

HOOS KA DHEGAYSO

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: