Author: Abdirashid Bashir

1 135 136 137 138 139 151 1644 / 1807 POSTS
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (DHEGAYSO)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (DHEGAYSO)

Hoos ka dhegayso barnaamijkii ciyaaraha ee Sports News, waxaana aalaaba xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeediye Weriye Mustafe Xuseen Yuus [...]
Dhamaan Kulamada Xiisaha badan ee Galabta iyo Caawa Saacadaha kala duwan ee ladheeli doono

Dhamaan Kulamada Xiisaha badan ee Galabta iyo Caawa Saacadaha kala duwan ee ladheeli doono

Waxaa Galabta iyo Caawa la dheeli doonaan kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada la xiiseeyo ee Qaarada yurub waxaana jira Cayaaro darbi ah i [...]
Kooxda Al-saadicuuna Bil-xaq oo Laga Mamnoocay Gobolka Nugaal (DHEGAYSO)

Kooxda Al-saadicuuna Bil-xaq oo Laga Mamnoocay Gobolka Nugaal (DHEGAYSO)

Maamul goboleedka Puntland ayaa amaro kasoo saaray urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq, iyadoona kulan ka dhacay Magaalada  Garoowe ee Caasimadda Pun [...]
Qoysas Ku Nool Magaalada Caabudwaaq oo Gurmad La Gaarsiiyey (DHEGAYSO)

Qoysas Ku Nool Magaalada Caabudwaaq oo Gurmad La Gaarsiiyey (DHEGAYSO)

Maamulka Degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud iyo gudiga gurmadka abaaraha deegaanka ayaa deeq gaarsiiyey in kabadan 500 oo qoys oo kunoo [...]
Golaha Ammaanka,”Alshabaab Waxay Kordhisey Weerarada Ay Ka Fuliso Muqdisho”

Golaha Ammaanka,”Alshabaab Waxay Kordhisey Weerarada Ay Ka Fuliso Muqdisho”

Fadhi gaar ah oo ay yeesheen 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa diiradda lagu saaray ammaanka geeska Africa, gaar ahaan [...]
Maxaa Ka Taqaan Awoodda Hooyada Bambooyinka ee Lagu Dhuftay Afgaanistaan

Maxaa Ka Taqaan Awoodda Hooyada Bambooyinka ee Lagu Dhuftay Afgaanistaan

Militariga dalka Mareykanka ayaa bamkii ugu weynaa oo aan nukliyer ahayn, markii ugu horeysay ku dhuftay gobolka Nangarhar ee bariga dalka Afghanistan [...]
Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Waftigii Madaxweyne Gaas oo Muqdisho ku Kulmay

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Waftigii Madaxweyne Gaas oo Muqdisho ku Kulmay

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay magaalda muqdisho gaar ahaan xafiiskiisa w [...]
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Ingiriiska

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Ingiriiska

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay xafiis kiisa uu ku leeyahay magaalada Muqd [...]
Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula Kulmay Safiirka Britain (Masawiro)

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula Kulmay Safiirka Britain (Masawiro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaat [...]
Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan (DHEGAYSO)

Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan (DHEGAYSO)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle aad maalin walba oo Jumce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir waxaana soojeed [...]
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Banaadir,”Ilaa Hadda Layma Sheegin In Xilkii Layga Qaaday”

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Banaadir,”Ilaa Hadda Layma Sheegin In Xilkii Layga Qaaday”

Korneyl Bishaar Bishaar Abshir Geeddi oo ah taliyaha Ciidanka Booliska qeybta Gobolka Banaadir, ayaa markii ugu horeysey warbixino warbaahintu qortay [...]
Maraykanka oo Bamkii ugu Weynaa Dunida ku Weeraray Afgaanistaan (Sawiro)

Maraykanka oo Bamkii ugu Weynaa Dunida ku Weeraray Afgaanistaan (Sawiro)

Milateriga Maraykanka ayaa caawa ku saldhigyo kooxda Daacish ku leedahay dalka Afghanistan bam la sheegay inuu yahay kii ugu weynaa caalamka. Waaxd [...]
1 135 136 137 138 139 151 1644 / 1807 POSTS