Author: Abdirashid Bashir

1 136 137 138 139 140 151 1656 / 1807 POSTS

Gudiyada Joogtada ah ee Barlamaanka DFS oo Gudoomiyayaal Doortay (DHEGAYSO)

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ee ka tirsan Gudiyada Joogtada ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Gudd [...]
Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya (Daawo)

Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya (Daawo)

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada [...]
Gudoomiye Thaabit oo Gaarey Muqdisho Shacabkana Farriin U Diray (DHEGAYSO)

Gudoomiye Thaabit oo Gaarey Muqdisho Shacabkana Farriin U Diray (DHEGAYSO)

Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa MuqdishoAmbassador Thaabid Cabdi Maxamed ayaa Xaflada soo dhaweynta ka sheegay in uu ku fara [...]
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya oo Xukumo Ridey (SAWIRRO)

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya oo Xukumo Ridey (SAWIRRO)

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Somaliya ayaa saaka oo Khamiis ah waxa ay xukuno ku riday laba ruux oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Ururka Al [...]
Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)

Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii Xulashada Daljir, waxaana maanta magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya Xasan Haykal. HOOS KA DHEGAYSO [...]
Bangaladhesh oo Xukun Daldalaad ah Ku Fulisay Mufti Abdul Hannan

Bangaladhesh oo Xukun Daldalaad ah Ku Fulisay Mufti Abdul Hannan

Dowlada Bangaladhesh ayaa xukun dal dalaad ah ku fulisay Mufti Abdul Hannan iyo labo nin oo kale kuwaa oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen qarax bamb [...]
Madaxweyen Farmaajo,”Shaqo Abuur Ayaan U Samayn Doonaa Dhalinyarada Soomaaliyeed”.

Madaxweyen Farmaajo,”Shaqo Abuur Ayaan U Samayn Doonaa Dhalinyarada Soomaaliyeed”.

Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisu ay fursado shaqo u abuuri doonto dh [...]
Maamulada Galmudug iyo Ahlusun oo Wadahadal U Furmayo (DHEGAYSO)

Maamulada Galmudug iyo Ahlusun oo Wadahadal U Furmayo (DHEGAYSO)

Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa inuu wada hadal uga furmo maamulada Galmudug iyo Ahlusuna Waljameeca. DHEGAYSO [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir “Sheekeeye” (DHEGAYSO)

Caawa & Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir “Sheekeeye” (DHEGAYSO)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir oo idin kaga imaanaya magaalada Garoowe, waxaana soo jeedinaya Axmed Xusee [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Ciidanka Xooga Dalka (DHEGAYSO)

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Ciidanka Xooga Dalka (DHEGAYSO)

Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho waxaa maanta kadhacday Munaasabad balaaran oo lagu xusayo 12-ka April oo ah sanad guuradii 57aad [...]
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Ka Degey Galkacyo (DHEGAYSO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Ka Degey Galkacyo (DHEGAYSO)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 12 April 2017 Dalka dib ugu soo laabtay [...]
Gudiga Dabagalka Wareegtadii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Shaqo Bilaabay

Gudiga Dabagalka Wareegtadii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Shaqo Bilaabay

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdicasiis Saalax Carmaan ayaa kulan la qaatay guddiga loo xilsaara [...]
1 136 137 138 139 140 151 1656 / 1807 POSTS