Madaxweyen Farmaajo,”Shaqo Abuur Ayaan U Samayn Doonaa Dhalinyarada Soomaaliyeed”.

Madaxweyen Farmaajo,”Shaqo Abuur Ayaan U Samayn Doonaa Dhalinyarada Soomaaliyeed”.

Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisu ay fursado shaqo u abuuri doonto dhalinyarada Soomaaliya.

Farmaajo ayaa tilmaamay in abuurista fursado shaqo ay dhalinyarada Soomaaliyeed ka jahayn doonto ku biirista Alshabaab iyo masiibada Tahriibka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadalkaan ka jeediyey munaasabad lagu xusayey sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegatey aasaaskii ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • c/kariin abdulaahi 6 years ago

    masha alaah madaxweey naha waa ku amaanayaa shaqada oo noo abuurayo madama aaan nahay dhalinyaro shaqo la aan ah thanks somalia ha is raacdo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com