Gudoomiye Thaabit oo Gaarey Muqdisho Shacabkana Farriin U Diray (DHEGAYSO)

Gudoomiye Thaabit oo Gaarey Muqdisho Shacabkana Farriin U Diray (DHEGAYSO)

Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa MuqdishoAmbassador Thaabid Cabdi Maxamed ayaa Xaflada soo dhaweynta ka sheegay in uu ku faraxsan yahay Xilka loo Magacaabay.

Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa MuqdishoAmbassador Thaabid Cabdi Maxamed ayaa shacabka Muqdisho ka dalbaday inay kala shaqeeyaan nabadeynta Caasimada.

HOOS KA DHEGAYSO

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com