Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Ciidanka Xooga Dalka (DHEGAYSO)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Ciidanka Xooga Dalka (DHEGAYSO)

Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho waxaa maanta kadhacday Munaasabad balaaran oo lagu xusayo 12-ka April oo ah sanad guuradii 57aad

Maamulka degmadda Baran oo ka hadlay mashaaric ka bilowday degmadaas (dhegayso|daawo)
FOA oo ka digtay xaalad Cunno yari oo ku soo wajahan Soomaaliya
Hal Malyan oo Codbixiyayaal ah oo maanta u dareeraya doorashada Somaliland

Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho waxaa maanta kadhacday Munaasabad balaaran oo lagu xusayo 12-ka April oo ah sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Munaasabada waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo , Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre , Wasiiro, Xildhibaano katirsan labada Aqal, Saraakiil ciidan iyo Marti sharaf kala duwan.

HOOS KA DHEGAYSO CODKA MADAXWEYANAH

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Jaamac axmad muuse 7 years ago

    DALJIR WAA DHAGIHII SOOMAALIIDA WAAN LASOCDAAH MARWAL BA GOOLIS SEE ALOKU GARAB GAL WAAGARAB GASHADAD KA SOOMAALIYEED

DISQUS: