Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Ciidanka Xooga Dalka (DHEGAYSO)

Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho waxaa maanta kadhacday Munaasabad balaaran oo lagu xusayo 12-ka April oo ah sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Munaasabada waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo , Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre , Wasiiro, Xildhibaano katirsan labada Aqal, Saraakiil ciidan iyo Marti sharaf kala duwan.

HOOS KA DHEGAYSO CODKA MADAXWEYANAH


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Ciidanka Xooga Dalka (DHEGAYSO)”

  1. Jaamac axmad muuse

    DALJIR WAA DHAGIHII SOOMAALIIDA WAAN LASOCDAAH MARWAL BA GOOLIS SEE ALOKU GARAB GAL WAAGARAB GASHADAD KA SOOMAALIYEED

U Jawaab Jaamac axmad muuse Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com