Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Ciidanka Xooga Dalka (DHEGAYSO)

Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho waxaa maanta kadhacday Munaasabad balaaran oo lagu xusayo 12-ka April oo ah sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Munaasabada waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo , Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre , Wasiiro, Xildhibaano katirsan labada Aqal, Saraakiil ciidan iyo Marti sharaf kala duwan.

HOOS KA DHEGAYSO CODKA MADAXWEYANAH

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58ee4780050100f2f9693f0f/qudabada+Madaxweyne+Farmaajo+.mp3?_=1
Exit mobile version