Gudiyada Joogtada ah ee Barlamaanka DFS oo Gudoomiyayaal Doortay (DHEGAYSO)

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ee ka tirsan Gudiyada Joogtada ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyadooda.

Doorashada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Cabdiweli Sheekh Ibraahim (Muudey) iyo Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa lagu doortay ilaa iyo saddex guddi iyo ku xigeenadooda.

DHEGEYSO

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com