Author: Abdirashid Bashir

1 133 134 135 136 137 151 1620 / 1807 POSTS
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Qaar Kamid ah Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Qaar Kamid ah Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Wasaaradaha, isaga oo kormee [...]
Gudoomiyaha Gobolka Mudug, “Ma Jirto Xiisad Gobolkaan Ka Jidha” (DHEGAYSO)

Gudoomiyaha Gobolka Mudug, “Ma Jirto Xiisad Gobolkaan Ka Jidha” (DHEGAYSO)

Guddoomiyaha Gobolka Mudug mudane Xasan Maxamed Khaliif ayaa shacabka ku sugan Gobolka Mudug ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada iyo is dhexgalka, i [...]
Soomaaliland oo Ammaan iyo Mahadnaq U Jeedisey Puntland (Daawo)

Soomaaliland oo Ammaan iyo Mahadnaq U Jeedisey Puntland (Daawo)

  Maamulka Somaliland ayaa mahadcelin u jeediyay dowladda Puntland, taasoo ku saabsan sida wanaagsan ee ay usoo dhaweeyeen dadka abaaruhu saam [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman (DHEGAYSO)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman (DHEGAYSO)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Daljir Boosaaso ka soo jeedinaya weriye Maxamed Laki Man. [...]
Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo U Dirtay Dhiggeeda Turkiga

Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo U Dirtay Dhiggeeda Turkiga

War Saxaafadeed ka soo baxay dowladda Federaalka ah ee soomaaliya ayaa loogu hambalyeeyay Dowladda iyo shacbiga Turkiga guushii wax ku oolka ajeyd ee [...]
Shirkii Madaxda DFS iyo Maamul Goboleedyada oo La Soo Xiray (DHEGAYSO)

Shirkii Madaxda DFS iyo Maamul Goboleedyada oo La Soo Xiray (DHEGAYSO)

Shirkii madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo madaxda dowladaha xubnaha ka ah uga socday Muqdisho ayaa Goor dhow lasoo gabagabeeyay waxaana [...]

Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (DHEGAYSO)

Ku soo dhowaada barnaamijkii xulashada Daljir, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso maanta ka soo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. HO [...]
Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Afrika oo Muqdisho Gaarey

Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Afrika oo Muqdisho Gaarey

Waxaa goor dhow Magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi ballaaran oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Cusub ee Xiriirka kubada Cagta qaarada Africa ee Caf Ahmad [...]

Wasiir Beyle oo Ka Hadlay Bixinta Mushaharka Shaqaalaha (DHEGEYSO)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay shaqaalaha Dowl [...]
Xisbiga Madaxweyne Erdogan oo Guul Ka Gaadhey Codayntii Dastuurka Turkiga iyon 17 Isbedel oo Ka Dhacay Dalkaas

Xisbiga Madaxweyne Erdogan oo Guul Ka Gaadhey Codayntii Dastuurka Turkiga iyon 17 Isbedel oo Ka Dhacay Dalkaas

Hogaamiyaasha caalamka ayaa madaxweyanaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ugu dambalyeeyay guushii xooganayd ee uu ka gaaray codbixintii aftida ku [...]
Madaxda Dowladda Soomaaliya oo Balanqaad u Sameeyey Faa’isa Cabdirashiid (Daawo)

Madaxda Dowladda Soomaaliya oo Balanqaad u Sameeyey Faa’isa Cabdirashiid (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ballanqaad caafimaad oo dibadda ah u sameeyay Fa’isa Cabdirashiid, oo ah hal x [...]
Xaaladda Abaaraha ee Soomaaliya oo Muqdisho looga Shiray (Daawo)

Xaaladda Abaaraha ee Soomaaliya oo Muqdisho looga Shiray (Daawo)

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa madaxda dowlad goboleedyada kajira Soomaaliya kala shiray xaaladda abaareed ee dalka. HOOS KA [...]
1 133 134 135 136 137 151 1620 / 1807 POSTS