Wasiir Beyle oo Ka Hadlay Bixinta Mushaharka Shaqaalaha (DHEGEYSO)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay shaqaalaha Dowladda Federaalka in ay si rasmi ah u heli doonaan Mushaarkooda bil kasta.

Mudane Cabdi ayaa sheegay in aysan dhici doonin in shaqaalaha Dowladda ay shaqeeyaan iyaga oo aan qaadan wax mushaar, isaga oo tilmaamay in Dowladda ay ku dadaaleyso sidii ay shaqaalaha Dowladda u heli lahaayeen Mushaarkooda.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com