Soomaaliland oo Ammaan iyo Mahadnaq U Jeedisey Puntland (Daawo)

 

Maamulka Somaliland ayaa mahadcelin u jeediyay dowladda Puntland, taasoo ku saabsan sida wanaagsan ee ay usoo dhaweeyeen dadka abaaruhu saameeyen ee usoo hayaamay Bariga fog

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xashi Cabdi oo kamid ah wafdi ka socda xukuumada Somaliland oo gobalka Sool booqasho ku tagay ayaa arrintaas ka hadlay xilli uu ka waramayay abaaraha ka jira gobolka.

Wasiirka Xaashid, ayaa xusay inay mahad gaar ah u celinayaa sida wanaagsan ee Puntland usoo dhaweysay dadka kasoo jeeda maamulkaas oo kamid ahaa qoysas badan oo kasoo hayaamay abaaraha ka jira dalka.

DAAWO

https://youtu.be/F3iDjIDtE5I


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com