Shirkii Madaxda DFS iyo Maamul Goboleedyada oo La Soo Xiray (DHEGAYSO)

Shirkii Madaxda DFS iyo Maamul Goboleedyada oo La Soo Xiray (DHEGAYSO)

Shirkii madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo madaxda dowladaha xubnaha ka ah uga socday Muqdisho ayaa Goor dhow lasoo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray War murtiyeed.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlaayay Qodobo dhowr ah waxaana ka qeyb galay Madaxda maamul goboleedyadda.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com