Wasiir Juxaa,”Muqdisho Waa Inay Yeelataa Maamul Shacabku Doorteen” (DHEGAYSO)

Wasiir Juxaa,”Muqdisho Waa Inay Yeelataa Maamul Shacabku Doorteen” (DHEGAYSO)

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Magaalada Muqdisho ay yeelato mustaqbalka madax ay Shacabku soo doorteen.

Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxaa), wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir laga doonaayo in soo celiyo Sharaftii ay lahaan jirtay Muqdisho.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com