Caabudwaaq: Hooyo Najax Maxamed oo Dalbatay In Loo Soo Gurmado (DHEGAYSO)

Najax Maxamed oo ah hooyo Soomaaliyeed oo kunool Magaalada Caabud-waaq kana soo barakacday abaarta  kajidha gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa Codsatay in gurmad Bini’aadnimo loo fidiyo.

WARBIXIN AYAANLE CABDULLAAHI JAAMAC


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com