Maamulka Degmada Burtinle oo Kormeeray Xarumo Caafimaad (DHEGAYSO)

Maamulka Degmada Burtinle oo Kormeeray Xarumo Caafimaad (DHEGAYSO)

Mas’uuliyiinta degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa kormeeray cusbitalka guud ee degmada Burtinle oo ay jiifaan bukaano kala duwan oo uu soo ritey xanuunka shuban biyoodka oo kadhashay abaaraha iyo nafaqada darrada kajidha Puntland.

DHEGEYSO

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0