Koonfur Galbeed: Ciidamada Ammaanka oo Howlgallo Kawada Deegaanka

HomeWararka

Koonfur Galbeed: Ciidamada Ammaanka oo Howlgallo Kawada Deegaanka

Ciidamada Gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammanka waxa ay ka wadaan degaanada maamulka Koonfur Ga

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Qaraxi Gaalkacyo ka dhacay

Ciidamada Gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammanka waxa ay ka wadaan degaanada maamulka Koonfur Galbeed.

Taliyaha Ciidamada Booliska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Shiine Macalin Nuur oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in had iyo jeer sameeyaan howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka.

Howlgalladaan ayaa ku soo beegmaya xilli dhowaan madaxweynaha Soomaaliya uu sheegay inay dalka Alshabaab kaga sifayn doonaan muddo labo sano gudohood ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: