Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

Waa Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha Yurub? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee yaa kale, waa Yamaaaaaaaaaaaaaani!

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com