1 3 4 5 6 7 528 60 / 6335 POSTS
Tarsan : “Xildhibaanadda Barlamaanka Somaaliya mahayaan Shaqadii loo doortay “(dhegayso)

Tarsan : “Xildhibaanadda Barlamaanka Somaaliya mahayaan Shaqadii loo doortay “(dhegayso)

Guddoomiyihii horre ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) haddana ah La taliyaha dhinaca siyaasadda ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliy [...]
Sheekh C/risaaq Xuseen Ciise: “Qudbadii jimcaha Waxaa looga hadlay in aan latakoorin dadka cudurka HIV “(dhegayso)

Sheekh C/risaaq Xuseen Ciise: “Qudbadii jimcaha Waxaa looga hadlay in aan latakoorin dadka cudurka HIV “(dhegayso)

Maanta oo jimco ahayd Masaajidada waaweyn ee Boosaaso waxaa looga hadlayaay dhibaatada Cudurka HIVADS ,kaas oo dhibaatooyin kala duwan ku haya bulshad [...]
Maqaal: Geedi Socodka Nabadda Somaaliya

Maqaal: Geedi Socodka Nabadda Somaaliya

Waxaa cid walbaa ka dharagsan tahay,geesi socodka nabadayn ku soo dabaalida dalka soomaaliya oo ah mudo ku dhaw rubuc qarani MAQNAANSHO DAWLO.Halaagya [...]
Guddoomiye Taabit: Halyeey la Wada Mahadiyey.

Guddoomiye Taabit: Halyeey la Wada Mahadiyey.

Marka ruux masuul ah laga hadlayo, oo leh majare siyaasadeed huffan, kala haadsan iyo sooyaal taariikheed togan, way adag tahay in inta miisaanka la s [...]
Dowladda Maraykan oo ka hadashay Weraaradii sanadkan dhamaadkiisa Somaaliya ka fuliyeen

Dowladda Maraykan oo ka hadashay Weraaradii sanadkan dhamaadkiisa Somaaliya ka fuliyeen

Mareykanka ayaa war ka soo saaray gaari yar oo nooca raaxada ah oo habeenkii Khamiista aheyd lagu duqeeyay degaanka Xaawa Cabdi oo ku yaalla duleedka [...]
QM oo ka hadashay wixii qabsomay Sanadkii tagay 2017

QM oo ka hadashay wixii qabsomay Sanadkii tagay 2017

Ergeyga Gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa tilmaamay inay shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladduba u qa [...]
Warkii Duhurnimo ee Daljir iyo Cumar Lakiman Boosaso (dhegayso)

Warkii Duhurnimo ee Daljir iyo Cumar Lakiman Boosaso (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warkii duhurnimo ee Daljir oo aad ku dhegaysan doontaan maanta oo Jimce ah wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo ca [...]
Dowladda Somaaliya oo Wadda qorshe lagu soo celinayo Diyaaradi Somali Air

Dowladda Somaaliya oo Wadda qorshe lagu soo celinayo Diyaaradi Somali Air

Mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeybgalayay barnamijka kulanka Todobaadka ee [...]
Ciidamo Tababar loogu soo xiray Magaaladda Muqdisho

Ciidamo Tababar loogu soo xiray Magaaladda Muqdisho

Gen.Cabdi Wali Jaamac Xuseen Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan XDS oo tababar ku qaatay dug [...]
Madaxweyne Farmaajo oo balanqaad u samayaay Dhalinyarada kaso goosta Alshbaab

Madaxweyne Farmaajo oo balanqaad u samayaay Dhalinyarada kaso goosta Alshbaab

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mar kale baaq udiray dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab ee diidan Dowladda iyo Joogitaanka Ciidanka Amisom ee Soomaaliya. [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle ka soojee [...]
Xubintii Ciyaaraha: Xulka Jubaland oo Ballanqaadyo Helay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Xulka Jubaland oo Ballanqaadyo Helay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel - Share Your World Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soo [...]
1 3 4 5 6 7 528 60 / 6335 POSTS