Tarsan : “Xildhibaanadda Barlamaanka Somaaliya mahayaan Shaqadii loo doortay “(dhegayso)

Tarsan : “Xildhibaanadda Barlamaanka Somaaliya mahayaan Shaqadii loo doortay “(dhegayso)

Guddoomiyihii horre ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) haddana ah La taliyaha dhinaca siyaasadda ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo,ayaa eedayn xoogan u jeediyaay Xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya.

Tarsan ayaa sheegay in Xildhibaaanada hadda jirra aysan hayn shaqadii loo doortay ,isago sheegay inay wadaan dano siyaasadeed oo kale.

Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com