Sheekh C/risaaq Xuseen Ciise: “Qudbadii jimcaha Waxaa looga hadlay in aan latakoorin dadka cudurka HIV “(dhegayso)

Sheekh C/risaaq Xuseen Ciise: “Qudbadii jimcaha Waxaa looga hadlay in aan latakoorin dadka cudurka HIV “(dhegayso)

Maanta oo jimco ahayd Masaajidada waaweyn ee Boosaaso waxaa looga hadlayaay dhibaatada Cudurka HIVADS ,kaas oo dhibaatooyin kala duwan ku haya bulshada Somaliyeed.

Khudbadi jimcada ee Masaajidada Boosaaso ayaa sido kale sheekhu sheegay in looga hadlay in an la takoorin dadka la nool Cudurka dilaaga ah ee HIV Aydhis.

Hoos kadhagayso Codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com