1 238 239 240 241 242 528 2880 / 6335 POSTS
Madaxweyne Gaas,”Dagaalka Buuhoodle Waa In Shuruud La’aan Lagu Joojiyaa”

Madaxweyne Gaas,”Dagaalka Buuhoodle Waa In Shuruud La’aan Lagu Joojiyaa”

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kusugan dalka Sucuudiga oo uu ku cumraysanayo ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku d [...]
Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje: Wasiir aan Guri Cusub loo Goglayn!

Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje: Wasiir aan Guri Cusub loo Goglayn!

Aan marka hore afeefano: Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje waxa uu Radio Daljir iyo bahda Daljir la soo dhaqmay oo hawada Daljir joogto ku ahaa illa [...]
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Dembele waa Barca (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Dembele waa Barca (dhegayso)

Kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray. Kooxda Arsenal ayaa la kulantay guuldaro xanuun badan kaddib markii kooxda tababare Winger suu [...]
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan oo ka so [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo waxaana aroortaan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
Madaxwayne Cabdixakiim Camey: “Wafdi ayaan u diraynaa Buuhoodle” (dhegayso)

Madaxwayne Cabdixakiim Camey: “Wafdi ayaan u diraynaa Buuhoodle” (dhegayso)

Madaxwayne kuxigeenka ahna kusimaha madaxwaynaha dowladda  Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa wax aan faa'iido lahayn ku tilmaamay [...]
Garaad Same M Dhaashane: “Ha la Joojiyo Dagaalka Buuhoodle” (dhegayso)

Garaad Same M Dhaashane: “Ha la Joojiyo Dagaalka Buuhoodle” (dhegayso)

Odayaasha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa walaac xooggan ka muujiyay dagaalkii kadhacay maanta magaalada Buuhoodle, waxaana ay ugu b [...]
Somaliland oo ka fiirsanaysa tilaabada ay u qaadayso dagaalka Buuhoodle

Somaliland oo ka fiirsanaysa tilaabada ay u qaadayso dagaalka Buuhoodle

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon oo ka hadlay dagaalkii maanta kadhacay magaalada Buuhoodle ayaa sheegay dagaal [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Garoow [...]
Dagaalkii Buuhoodle oo lagu guulaystay in la joojiyo (dhegayso)

Dagaalkii Buuhoodle oo lagu guulaystay in la joojiyo (dhegayso)

Culimada iyo waxgaradka magaalada Buuhoodle ayaa ku guuleystey kala qaadista laba maleeshiyo beeleed oo maanta iska hor-imaad uu ku dhexmaray magaalad [...]
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cumar Lakiman, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegayste ha illa [...]
Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar oo Maanta Gaalkacyo lagu Aasay (dhegayso)

Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar oo Maanta Gaalkacyo lagu Aasay (dhegayso)

AU waxaa maanta magaalada Gaalkacyo "Aas Qaran" loogu sameyay Prof. Maxamed Jaamac Salaad oo 8 Agosto ku geeryooday dalka Taliyaaniga. Aaska marxuu [...]
1 238 239 240 241 242 528 2880 / 6335 POSTS