1 237 238 239 240 241 528 2868 / 6335 POSTS
Guuxa Maanka Dadweynaha iyo Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Guuxa Maanka Dadweynaha iyo Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo maanta xiisa gaar ah xambaarsan. Cali Baashi aw-Muuse baa m [...]
Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee [...]
Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta waxaan uga hadli doona wararkii ugu dambeeyey ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada iyo kulmada horyaalada kala duwan ee Q [...]
Warkii Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeey (dhegayso)

Warkii Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeey (dhegayso)

Ku soo dhowaada warkii xulashada Daljir oo aad ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo dunida inteeda kale, waxaana soo jeedinaya A [...]
Madaxweynaha Soomaaliya oo Safar Ugu Baxay Wadanka Masar

Madaxweynaha Soomaaliya oo Safar Ugu Baxay Wadanka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofay Garoonka Aada [...]
FIFA oo Soomaaliya Kubadda Cagta Ka Joojisey Muddo 7aad ah (Sababta)

FIFA oo Soomaaliya Kubadda Cagta Ka Joojisey Muddo 7aad ah (Sababta)

Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa shaaciyay in mudo Isbuuc ah ay joojiyeen Ciyaaraha Kubadda Cagta ,iyaga oo ubaroor diiqaya gudoomiyihii gu [...]
Peter de Clercq,”Beegsiga Shaqaalaha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Hoos Buu u Dhacay’

Peter de Clercq,”Beegsiga Shaqaalaha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Hoos Buu u Dhacay’

Isku duwaha arrimaha gargaarka Qaramada Midoobey Peter de Clercq ayaa sheegay in ay hoos u dhaceen Weeraradii lala beegsan jiray Shaqaalaha Qaramada M [...]
Eng Camey,”Puntland Dagaal Fursan Mayso Haddii Lasoo Daandaansado” (dhegayso)

Eng Camey,”Puntland Dagaal Fursan Mayso Haddii Lasoo Daandaansado” (dhegayso)

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa sheegay in Puntland ay ciidamo horle [...]
India Burbur Train; 20 Ruux Ayaa Dhimatay 80 Kalena Waa Dhaawac (Sawirro)

India Burbur Train; 20 Ruux Ayaa Dhimatay 80 Kalena Waa Dhaawac (Sawirro)

Ugu yaraan 23 ruux oo rakaab ah ayaa ku dhimatay 80 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaarey kadib markii xalay ay uu burburay tareen oo nooca r [...]
Xaaladda Magaalada Buuhoodle oo Saaka Degan

Xaaladda Magaalada Buuhoodle oo Saaka Degan

Wararka ka imaanaya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer islamarkaana Shalay uu ka dhacay Dagaal Beeleed u dhexeeya Labo Maleeshiyo ayaa Saakay la [...]
Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Wajahan Magaalada Qaahira ee Dalka Masar

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Wajahan Magaalada Qaahira ee Dalka Masar

Mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar iyo jaaliyadda Soomaaliyeed oo kunool magaalada Qaahira ayaa isku diyaarinaya sidii ay u soo dhawe [...]
Wadanka Gabon Waxaa Lagu Qabtay Shaqaale Shiinays ah oo Qashay Cunayeyna Hilibka Dad Madow ah (Sawirro)

Wadanka Gabon Waxaa Lagu Qabtay Shaqaale Shiinays ah oo Qashay Cunayeyna Hilibka Dad Madow ah (Sawirro)

Wadanka Gabon ayaa waxaa ka dhacday arrin mucjiso iyo argagax ku noqotay dunida kadib markii ciidanka ammaanku ay qabteen shaqaale u dhashay dalka Shi [...]
1 237 238 239 240 241 528 2868 / 6335 POSTS