1 239 240 241 242 243 528 2892 / 6335 POSTS
Dagaal kadhacay Buuhoodle, 6-dhimasho iyo dhaawac

Dagaal kadhacay Buuhoodle, 6-dhimasho iyo dhaawac

Dagaal gaystay khasaare kale duwan ayaa maanta gelinka dambe kadhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Wararka ayaa sheegaya dagaalka i [...]
Shacabka Garoowe,”Puntland Danteeda Gorgortan Cidna Kula Gelimayso” (dhegayso)

Shacabka Garoowe,”Puntland Danteeda Gorgortan Cidna Kula Gelimayso” (dhegayso)

Shacabka kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa siweyn u soo dhoweeyey go'aankii Puntland ka qaadatay xuluufada Sucuudiga iyo Q [...]
Wasiiru Dowlaha Golayaasha Ahna Afhayeenka Madaxtooyada Puntland oo Xilka Loo Dhaariyey

Wasiiru Dowlaha Golayaasha Ahna Afhayeenka Madaxtooyada Puntland oo Xilka Loo Dhaariyey

Waxaa maanta oo ay tariikhdu tahay 19 August 2017 xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland lagu dhaariyey Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada Ee xi [...]
Jirriiban oo 3 Carruur ah u Dhinteen Irbad Lagu Duray (dhegayso)

Jirriiban oo 3 Carruur ah u Dhinteen Irbad Lagu Duray (dhegayso)

Degmada Jirriiban ee gobolka Mudug ayaa waxaa ku geeriyoodey saddex ruux oo isku qoys ah, kuwaasi oo sababsaday irbad lagu duray, sida uu Daljir u she [...]
Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta waxaan uga hadli doona wararkii ugu dambeeyey ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada iyo kulmada horyaalada kala duwan ee Q [...]
Dhegoolayaasha Qardho Kunool oo Xarun Waxbarasho Helay (dhegayso)

Dhegoolayaasha Qardho Kunool oo Xarun Waxbarasho Helay (dhegayso)

Magaalada Qardho ee xarunta Karkaar ayaa waxaa laga daahfuray iskuul gaar ah oo ay wax ku bartaan dadka naafada ah gaar ahaan dhegoolayaasha. DHEGA [...]
Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeey (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeey (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee [...]
Warkii Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Warkii Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Ku soo dhowaada warkii xulashada Daljir oo aad ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo dunida inteeda kale, waxaana soo jeedinaya C [...]
Madaxweyne Gaas oo Mas’uul Cusub Magacaabay (Digreeto)

Madaxweyne Gaas oo Mas’uul Cusub Magacaabay (Digreeto)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Cabdirisaaq Nuur Halac oo horay u soo haysan jirey xafiiska d [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Ku Wajahan Dalka Masar (Caddayn)

Madaxweyne Farmaajo oo Ku Wajahan Dalka Masar (Caddayn)

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo aya maalinta axada ah waxa ay booqasho rasmi ah ku tagi doonan dalka mas [...]
Madaxweyne Erdogan oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Madaxda Jarmalka

Madaxweyne Erdogan oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Madaxda Jarmalka

Madaxwenaha dalka Turkiga Rajab Tayib Erdogan, ayaa weerar afka ah ku qaaday hogaamiyaasha talada dalka Jarmalka haya, waxa uuna ku tilmaamay in ay yi [...]
Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Weerarkii Barcelona

Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Weerarkii Barcelona

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Cambaareyn kala dul dhacay Weerarkii Dadku ay ku dhinteen ee Shalay ka dhacay Magaalada Barcelon [...]
1 239 240 241 242 243 528 2892 / 6335 POSTS