Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Weerarkii Barcelona

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Weerarkii Barcelona

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Cambaareyn kala dul dhacay Weerarkii Dadku ay ku dhinteen ee Shalay ka dhacay Magaalada Barcelona ee Wadanka Spain . Ra’iisul Wasaare Kheyyre oo War Kooban soo dhigay Bartiitsa Twiterr-ka ayaa sheegay inuu Cambaareynayo Weerarka lagu qaaday Shacabka Magaalaada Barcelona islamarkaana uu yahay Weerar Argagixiso.

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Faah faahin: Nin Ganacsade ahaa oo lagu dilay duleedka Magaalada Muqdisho
Xulashada Daljir & Faadumo Deggan Daahir, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Cambaareyn kala dul dhacay Weerarkii Dadku ay ku dhinteen ee Shalay ka dhacay Magaalada Barcelona ee Wadanka Spain .

Ra’iisul Wasaare Kheyyre oo War Kooban soo dhigay Bartiitsa Twiterr-ka ayaa sheegay inuu Cambaareynayo Weerarka lagu qaaday Shacabka Magaalaada Barcelona islamarkaana uu yahay Weerar Argagixiso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: