Jirriiban oo 3 Carruur ah u Dhinteen Irbad Lagu Duray (dhegayso)

HomeWararka

Jirriiban oo 3 Carruur ah u Dhinteen Irbad Lagu Duray (dhegayso)

Degmada Jirriiban ee gobolka Mudug ayaa waxaa ku geeriyoodey saddex ruux oo isku qoys ah, kuwaasi oo sababsaday irbad lagu duray, sida uu Daljir u sheegay aabe  Mustafe Cabdi Salaan oo ah aabaha dhalay carruurtaasi. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/599807bd040100dc299e6c80/Abaae+mustafe+cabdi+.MP3

MUQDISHO | Barlamaanka Soomaliya oo maanta ansixiyeey guddiga madaxa banaan & dib u eegista dastuurka
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)
MARTISOOR: Musharax Xildhibaan Cabdirashiid (Xambuuse)- “Anigu laaluush ma bixin doono mana qaadan doono” (daawo)

Degmada Jirriiban ee gobolka Mudug ayaa waxaa ku geeriyoodey saddex ruux oo isku qoys ah, kuwaasi oo sababsaday irbad lagu duray, sida uu Daljir u sheegay aabe  Mustafe Cabdi Salaan oo ah aabaha dhalay carruurtaasi.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: