Eng Camey,”Puntland Dagaal Fursan Mayso Haddii Lasoo Daandaansado” (dhegayso)

Eng Camey,”Puntland Dagaal Fursan Mayso Haddii Lasoo Daandaansado” (dhegayso)

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa sheegay in Puntland ay ciidamo horleh u dirayso Sool iyo Sanaag aana dagaal laga fursan doonin haddi Soomaaliland keento kaararka codbinta maamulkaasi.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com