Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Cabdixakiim Xuseen Xasan.

Qodobada ugu waawayn

  • Dagaal khasaare dhaliyay oo kadhacay Buuhoodle iyo baaqyo laga soo saaray colaadda
  • Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo kahadlay dagaalka Buuhoodle
  • Dowladda faderaalka oo la wareegtay deegaano Al-shabaab ay kaga sugnaayeen Sh/hoose

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com