Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Dembele waa Barca (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Dembele waa Barca (dhegayso)

Kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray. Kooxda Arsenal ayaa la kulantay guuldaro xanuun badan kaddib markii kooxda tababare Winger suu

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Axmed Abiib (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yusuf (Dhegayso)

Kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray. Kooxda Arsenal ayaa la kulantay guuldaro xanuun badan kaddib markii kooxda tababare Winger suuqa ku bixisay lacago badan. Kulamo kale ayaa la ciyaari doona waxaan idiin hayna kulamada ugu xiisaha badan ee la ciyaari doono dhanka suuqa kala iibsiga iyo hadal haynta ugu badan ee xiligan.

Kooxda Jarmalka ee Borussia Dortmund ayaa ugu danbayn ku dhawaaqday in ay ogolaatay in Ousmane Dembele ay Barcelona ka iibiso, balse waxa ay shuruud ka dhigeen in Barca ay buuxiso shuruudaha dhanka lacagta ku salaysan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

   

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: