Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan oo ka soojeedinaya Daljir Garoowe.

Wararka Saaka & Dunida waxaa huggaaminaya colaadda Buuhoodle iyo baaqyo nabadeed.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0