Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa goordhaweyd gaaray hoolka Teendhada Afisyooni

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa goordhaweyd gaaray hoolka Teendhada Afisyooni

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goordhow soo gaaray hool Afasiyooni halkaas oo ay ka bilaabatay hadal jeedinta musharraxiinta u tartameeysa xilka madaxweynaha ee dalka.
Waxaana hoolka xaadir Ku ah xildhibaanada labada aqal BJFS.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com