Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa goordhaweyd gaaray hoolka Teendhada Afisyooni

HomeWararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa goordhaweyd gaaray hoolka Teendhada Afisyooni

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goordhow soo gaaray hool Afasiyooni halkaas oo ay ka bilaabatay hadal jeedinta musharraxiinta u tartameeysa xilka madaxweynaha ee dalka. Waxaana hoolka xaadir Ku ah xildhibaanada labada aqal BJFS.

XILDHIBAAN HORE DHOORE: “LACAGTA NALAGU RIDAY HADII LAGU DHISI LAHAA WADADA CEELDAAHIR & CEERIGAABO MAR HOREY DHAMAAN LAHAYD” .
RW Khayre oo Muqdisho ka furay Shir looga hadlayo Amniga Dalka (dhegayso)
Maxkamadda ciidamada qalabka sida DFS oo xukuntay Askari

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goordhow soo gaaray hool Afasiyooni halkaas oo ay ka bilaabatay hadal jeedinta musharraxiinta u tartameeysa xilka madaxweynaha ee dalka.
Waxaana hoolka xaadir Ku ah xildhibaanada labada aqal BJFS.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: