Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa goordhaweyd gaaray hoolka Teendhada Afisyooni

HomeWararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa goordhaweyd gaaray hoolka Teendhada Afisyooni

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goordhow soo gaaray hool Afasiyooni halkaas oo ay ka bilaabatay hadal jeedinta musharraxiinta u tartameeysa xilka madaxweynaha ee dalka. Waxaana hoolka xaadir Ku ah xildhibaanada labada aqal BJFS.

WAXGARADKA GAROOWE: “ICTIRAAFKA HALKA AAD RAADINEYSAA IDIIN KAMA JIRO”
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
DHEGAYSO Xulashada Daljir iyo Axmed Maxamed Nadiif

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goordhow soo gaaray hool Afasiyooni halkaas oo ay ka bilaabatay hadal jeedinta musharraxiinta u tartameeysa xilka madaxweynaha ee dalka.
Waxaana hoolka xaadir Ku ah xildhibaanada labada aqal BJFS.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: