Weriyihii Aljazeera ee Daanta Galbeed Shariin Abu Caqiil oo la dilay

Weriyihii Aljazeera ee Daanta Galbeed Shariin Abu Caqiil oo la dilay

Ciimada Isra’iil ayaa toogasho ku diley weriyihii Aljasiira, ee daanta galbeed ee Falastiin Shireen Abu Akleh, sida ay xaqiisay Aljasiira goordhaweyd.
Shireen, ayaa ku dhawaad 20 sano ka soo waramaysay tacadiyada Yuhuudu ay ku hayso Shacabka Falastiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com