Xaaladda Ciidamada Puntland: Guddiga Amniga iyo Warbixinta Baarlamaanka (dhegayso)

Xaaladda Ciidamada Puntland: Guddiga Amniga iyo Warbixinta Baarlamaanka (dhegayso)

Guddiga Amniga Baarlamaanka Puntland ayaa Golaha Wakiilada horkeenay warbixin ku saabsan xaalada ciidanka buuraha Calmadow iyo dagaalkii dhexmaray Puntland iyo Alshabaab ee saldhigga Af Urur, 7dii bishii Juun.

Warbxinta ayaa Guddiga Amnigu waxa ay kaga warbixyeen xaaladda ciidanka iyo baahiyaha haysta ee loon baahanyahay in degdeg wax looga qabto.

Warbixinta ayaa sidoo kale loo gudbiyay Madaxweyne Gaas.

 

  

Xildhibaan Abshir Siciid Saalax: Xaaladda Ciidanka Buuraha Calmadow (dhegayso)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com