Xildhibaan Abshir Siciid Saalax: Xaaladda Ciidanka Buuraha Calmadow (dhegayso)

Guddiga Amniga Baarlamaanka Puntland ayaa Golaha Wakiilada horkeenay warbixin ku saabsan xaalada ciidanka buuraha Calmadow iyo dagaalkii dhexmaray Puntland iyo Alshabaab ee saldhigga Af Urur, 7dii bishii Juun. Warbxinta ayaa Guddiga Amnigu waxa ay kaga warbixyeen xaaladda ciidanka iyo baahiyaha haysta ee loon baahanyahay in degdeg wax looga qabto. Xildhibaan Abshir Siciid Saalax oo horey … Continue reading Xildhibaan Abshir Siciid Saalax: Xaaladda Ciidanka Buuraha Calmadow (dhegayso)