Xildhibaan Abshir Siciid Saalax: Xaaladda Ciidanka Buuraha Calmadow (dhegayso)

Xildhibaan Abshir Siciid Saalax: Xaaladda Ciidanka Buuraha Calmadow (dhegayso)

Guddiga Amniga Baarlamaanka Puntland ayaa Golaha Wakiilada horkeenay warbixin ku saabsan xaalada ciidanka buuraha Calmadow iyo dagaalkii dhexmaray Puntland iyo Alshabaab ee saldhigga Af Urur, 7dii bishii Juun.

Warbxinta ayaa Guddiga Amnigu waxa ay kaga warbixyeen xaaladda ciidanka iyo baahiyaha haysta ee loon baahanyahay in degdeg wax looga qabto.

Xildhibaan Abshir Siciid Saalax oo horey wasiir kuxigeen Wasaaradda Dekedaha uga soo noqday ayaa warbixinta Baarlamaanka horkeenay.

Hadaba si aan wax uga ogaano warbxinta Baarlamaanka la horgeeyay waxaan ka waraysanay Xildhiban Abshir Siciid Saalax oo isagu warbxinta Baarlamaanka hordhigay.

Waxa uu u warramay Cabdi Xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

  

Ciidanka Puntland oo 20 Alshabaab ku Diley Galgala (dhegayso)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com